Siihayaha Wasiirka wasaarada maaliyada XFS mudane Cabdiraxmaan Ducaaleย Beyle ayaa kulan dhanka aaladda fogaan arag ah la qaatay madaxda Bankiga Horumarinta Islaamka ayaa kawada hadalay dar dargalinta arimaha dhanka taageeridda uu Bankigaย siiyo Soomaaliya.
Mas’uuliyiinta ayaa isla soo qaaday sidii loo hormarin lahaa dhaqaalaha dalka iyo kaalinta madaxda Bankiga Islaamka uu ku leeyahay taageeridda Soomaaliya sidii loo xoojin lahaa.
โWaxa aan maanta shir muhiim ah la yeeshay Madaxda Bangiga Horumarinta Islaamka oo aan ka wada hadalnay sii xoojinta taageerada Bangiga uu siiyo Soomaaliya. sida waxa bartiisa fecboka ku soo qoray Wasiir Beyle.
