Sii hayaha Wasiirka Maaliyadda oo kulan Internet-ka ah la yeeshay Madaxda jaamacadda carabta.

Date:

Sii hayaha Wasiirka maaliyadda XFS Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan fogaan arag ah la yeeshay madax ka tirsan Ururka Jaamacadda Carabta ee fadhigoodu yahay dalka Masar.

Kulankaasi waxaa looga wadahadlay sidii qaar ka mid ah Dowladaha Jaamacadda Carabta ay Soomaaliya uga cafin lahaayeen deymaha ay ku leeyihiin Soomaaliya.

Wasiirka Maaliyadda XFS ayaa u mahadceliyay Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta iyo dhammaan ka qeybgalayaashii shirkaasi sida heer sare ah u dhacay.

Dowladda Soomaaliya waxaa ka go’an in ay xoojiso is-badalka maaliyadda iyo horumarka dhaqaalaha dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...