Sii hayaha Ra’iisul wasaaraha oo kulan la yeeshay Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha.[Sawirro]

Date:

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha XFS, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha waxuu kulan kula qaatay Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Kulanka oo salka ku hayay dardar gelin shaqooyinka dowladda iyo is-xog wareysi guud ayaa intii uu socday waxuu mudane Mahdi Guuleed ammaanay dowrka agaasimayaasha guud ay ku leeyihiin socodsiinta shaqooyinka qaranka.

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha oo caddeeyay in guul laga gaaray Amniga, arrimaha bulshada, dhaqaalaha iyo siyaasadda loo dhanyahay, isla markaan ay horumuud u ahaayeen agaasimayaasha guud iyo shaqaalaha dowladda, waxuuna kula dardaarmay inaysan halkaa ku ekeysan oo ay sii dardar geliyaan shaqooyinka si loo gaaro horumarka la hiigsanayo.

 

        

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED FAARAX JIIS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay gobolka Shabeellaha Dhex

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq...

Xilheynta xilalka heer gobolka iyo degmo ee maamulka K/Galbeed

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowladda Soomaaliya ayaa...