Madaxweynaha Galmudug oo xafiiskiisa ku qaabilay sii-hayaha wasiirka gargaarka XFS+Sawirro.

Date:

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay sii hayaha Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka XFS, mudane Xamsa Saciid Xamsa iyo wafdi uu hoggaaminayo oo arrimo shaqo u tagay caasimadda dowlad goboleedka Galmudug  ee Dhuusamareeb .

Madaxweynaha ayaa waxbixin ka dhageystay sii hayaha wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Galmudug mudane Cabdiraxmaan(makaawe).

Madaxweynaha ayaa bogaadiyay dadaalada adag ay wasaaraadu ka qabaneyso arrimaha, latacaalida musiibooyinka iyo halis wadareedka. Wafdiga ayaa manta halkaas gaaray ayadoo si wanaagsan loogu sooo dhaweeyay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...