Wasiir amniga Galmudug oo dhagax dhigay xabsi cusub+Sawirro.

Date:

Wasiirka amniga gudaha Galmudug, Axmed Macallin Fiqi oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Booliska Galmudug ayaa booqasho ku tagay maanta saldhigga caasimadda Dhuusamareeb.

Wasiirka iyo Taliyaha ayaa dhagax dhigay Xabsi si isku-tashi ah looga hirgalinayo Dhuusamareeb,waxaana Gacan ka geysan doono bulshada caasimadda, ciidamada Booliska, wasaaradda amniga iyo qurbajoogta reer Galmudug.

Wasiirka ayaa jaaliyadaha reer Galmudug iyo Dadka caasimadda ugu baaqay in ay Gacan ka geystaan dhismaha Xabsigaas muhiimka u ah amniga iyo kala danbaynta Galmudug.

   

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

Waxaa si rasmi ah u furmay Tartanka Sanadlaha Heer...

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Dowlad Goboleedka Galmudug, Sheekh Muxudiin Yuusuf...

Soomaaliya iyo Turkiga oo Ankara ku yeeshay kulan lagu xoojinayo iskaashiga Warbaahinta

Ankara, 25 Febraayo 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska...

Wasiirro shir Jaraa’id ay qabteen uga hadlay Baadda Khawaarijtu ka qaaddo Shacabka

Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shir...