In ka yar 15,000 oo ruux oo gudanaya waajbaadka xajka ee sanadkan.”SAWIRRO”

Date:

illaa iyo 10,000 oo qof ayaa gudanaya waajibaadka xajka sanadkan feejignaanta Coronavirus aawadii, dowladda Sacuudiga ayaa si aad ah uga taxadaraysa faafaha saf-marka ah ee COVID-19 ee dunida sida weyn u wax yeellay.

Wasaaradda Xajka Sacuudiga ayaa mar sii horreysay sheegatay in sanadkan si aad ah loo dhimmay xujeyda gudan laheyd waajibaadka Xajka ee Tiirka 5-aad ee islaamka, ku dhawaad 2 Milyan oo ruux ayaa sanad walba maanta oo kale Baanka Carafa taagnaan jiray.

ha yeesheese dowladda Sacuudiga xujeyda ay oggolaatay in ay gutaan waajiaadka Xajka ee sanadkan ayaa ka imaanaya Sacuudiga iyo dalalka ku xeeran iyadoo   xuduudaha loo furay xujeyda ka imaanaysa dalalka khaliijka, isla markaana  Xujaydu ay marayso hannaan sahlaya ka hortagga COVID-19 si loo sugo badqabka Xujeyda sida ay shaacisay Wasaaradda Xajka Sacuudiga.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...