Wasaaradda Ganacsiga oo tababar kor loogu qaadayo xirfadooda ufurtay qaar ka mid shaqaalaha

Date:

Wasiiru-Dawlaha wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukumadda federaalka Soomaaliya  Mudane Cabdiqaadir Shariif Sheekhunaa Maye, ayaa qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda gaar ahaan Waaxda Ganacsiga iyo Suuq-geynta u furay tobobar kor looggu qaadaayey heerkooda aqooneed ee la xidhiidha fahamka hawlaha shaqo ee Wasaaradda.

Tobabarkan oo socon doona muddo shan cisho ah, ayaa shaqaalaha lagu bari doonaa sida loo galo heshiisyada ganacsi, fududeynta ganacsiga, xog kaydiyaha ganacsiga iyo wada-hadalka u dhaxeeya dawladda iyo ganacsatada.

Wasiiru-Dawlaha wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukumadda federaalka Soomaaliya  Mudane Cabdiqaadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa shaqaalaha kula dar daarmay inay ka faa’ideystaan fursadaan si ay ula jaan q

Wasiiru-Dawlaha wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukumadda federaalka Soomaaliya  Mudane Cabdiqaadir Shariif Sheekhunaa Maye, ayaa qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda gaar ahaan Waaxda Ganacsiga iyo Suuq-geynta u furay tobobar kor looggu qaadaayey heerkooda aqooneed ee la xidhiidha fahamka hawlaha shaqo ee Wasaaradda.

Tobabarkan oo socon doona muddo shan cisho ah, ayaa shaqaalaha lagu bari doonaa sida loo galo heshiisyada ganacsi, fududeynta ganacsiga, xog kaydiyaha ganacsiga iyo wada-hadalka u dhaxeeya dawladda iyo ganacsatada.

Wasiiru-Dawlaha wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukumadda federaalka Soomaaliya  Mudane Cabdiqaadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa shaqaalaha kula dar daarmay inay ka faa’ideystaan fursadaan si ay ula jaan qaadaan shaqaalaha kale ee la mid ah .

“Waxaan idin boorinayaa inaad ka faa’iideystaan fursadaan waayo wasaaradda waxaa laga rabaa inay door qeyn ka qaadato kobcinta dhaqaalaha dalka ayuu ku daray hadalkiisa wasiiru-dowlaha wasaaradda ganacsiga iyo wershadaha xukumadda federaalka Soomaaliya”

aadaan shaqaalaha kale ee la mid ah .

“Waxaan idin boorinayaa inaad ka faa’iideystaan fursadaan waayo wasaaradda waxaa laga rabaa inay door qeyn ka qaadato kobcinta dhaqaalaha dalka ayuu ku daray hadalkiisa wasiiru-dowlaha wasaaradda ganacsiga iyo wershadaha xukumadda federaalka Soomaaliya”.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...