Ciidamada Kumandooska Soomaaliya Oo Alshabaab Kala Wareegay Degaano Ka Tirsan Jubada Hoose +Sawirro

Date:

Taliyaha ururka 5 aad ee guutada 16 aad ee kumandooska Danab, Gaashaanle Xasan Aadan ciraaqi, ayaa sheegay in ay dileen 6 kamid ah argagaxisada Alshabaab ka dib markii howlgal ka sameeyeen ciidanka degaano ka tirsan gobolka Jubada Hoose.

Waxaa uu intaas ku daray, in sidoo kale, argagaxisada Alshabaab kala wareegeen tuulooyin ay kamid yihiin; Xawaal-jiri, Bernasey, Yaaq-Bishaar iyo Cusbo oo ka tirsan gobolkaas.

Sawiro goobaha ciidanku la wareegeen ayaa lagu arkayay askarta xoogga dalka oo dadka degaanka u qeybinaya cunto iyo dawo, maadaama shacabka dhibaato ku qabeen la jooga argagaxisada ka hor inta aan lagu xoreynin.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...