Dowladsa Soomaaliya oo cambaariysay weerarkii argagixisadu ay ku qaaday dadka rayidka ah ee istibaalayay wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye (War-saxaafadeed)

Date:

Dowladda Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay weerarkii bahalnimada ahaa ee maantay ay argagisadu ku qaaday dad riyadah oo saarnaa gaari ay dadwaynahu isticmaalan oo u kala goosha magaalada Muqdisho iyo Afgooye.

Gaariga ayaa waxaa ku geeryooday 10 qof oo ahaa rakabkii saarnaa gaariga maryay wadad isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.

Lifaaqa Hoose ka Akhiso War-saxafaadeedka

WAR SAXAAFADEED ++

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qeybgalay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed

Addis AbabA- Intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha...

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Cambaareyneysaa Weerarradii lala Beegsaday Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

War-saxaafadeed.Muqdisho, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa...

Ciidanka Xoogga Dalka goor oo dib ula wareegay deegaanka Sumadaale

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa goordhow howlgal qorsheysan dib...