Barakacayaasha Daadadkii Ku Dhuftay Bacaadweyne Oo Dalbanaya Gargaar “Sawirro”

Date:

Weli xaalad adag oo la xariirta dhanka Nolasha ayaa ka taagan deegaanka Bacadweyne ee Koonfurta, taasoo saamayn ku yeelatay qeybaha bulshada, waxaana Faadumo Axmed Maxamuud iyo Nuuro Yuusuf Cabdi oo ka mid ah bulshada Bacaadweyne iminkana ku hoyanaya baadiyaha ayaa dalbanaya Gurmad deg deg ah.

Siiyaha Wasiirka Maaliyadda Galmudug Saciid Siyaad ahna Wasiirka Ba’ada ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay inay Bacaadweyne ka dhalan karto qatar caafimaad iyo mid nolaleed, taasoo u baahan in laga jawaabo

Deegaanka Bacaadweyne oo ay saameeyeen daadad ka dhashay roob halkaas ka da’ay wali ma jiro wax gurmad ah oo gaaray.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Caafimaadka oo ka qeybgalay shirweynaha wax ka qabashada cudurada aan faafin

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Warfaafinta oo Wasaaradda ku soo dhaweeyay Ku-simaha Safiirka Dowladda Liibiya u jooga Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda...

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda Aricadeeye

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda...

Soomaaliya oo garab istaag u muujineysa Dowladda Qatar

War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa garab...