Madaxweynaha Galmudug oo shir-guddoomiyay Shirka Amniga

Date:

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa Xalay Shir gudoomiyey Shirka Golaha Amniga Galmudug.

Kulankan oo kii 8aad ee Shirka Golaha Amniga waxaa ka soo qeybgalay dhammaan xubnaha Golaha Amniga waxaana laga dhageystay warbixin ku saabsan Qorshahooda dhanka Amniga iyo Siyaasadaha gacan siiya Amniga.

Shirkaan ayaa waxaa soo agaasimey xafiiska Amniga Galmudug.

Shirkaan ayaa waxaa looga dooday Qodobo aad u muhiim ah oo ay ka mid yihiin.
Dardargelinta Siyaasada Amniga Galmudug,  Fulinta qorsha hawleedka guud ee Amniga iyo xoreynta Deeganada Aragagixisadu Dadka ku dhibaateeyaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO AQALKA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODEYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan doceed la qaatay Dhiggisa Seerbiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay...

Madaxweyne Xasan Sh. oo khudbad ka jeediyay shirka Dalalka aan Isbaheysiga aheyn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...