Saraakiil ka tirsan guutada 5aad qeybta 27aad oo tababar loo soo xiray

Date:

Tabarbarkaan oo socday mudo 6 maalmood ah ayaa loo soo xiray saraakiisha Ururada guutada 5aad qeybta 27 aad  ciidanka xooga dalka kuna sugan magalada Baledweyn.

Muhiimadda tababarankan ayaan waxa uu ahaa mid saraakiisha lagu barayay qaabka ugu wanaagsan oo ay ula dhaqmi lahaayeen bulshada xiliyada ay joogaan furumaha dagaalka iyo xiliyada dagaalka ay ku jiraan.

Cashrada lagu baranayay ayaa waxaa bixiniyey macalimiin ku xeel dheer arimaha ciidanka, kuwaasi oo si weyn uga hadlay hannaanka saraakiishu ay u wajahayaan la macaamilka shacabka.

Abaanduulaha qeybta 27aad ee ciidanka xoogga dalka Jeneral Ssalax Yacquub oo soo xiray tababarka ayaa saraakiisha kula dardaarmay in ay si fiican u gutaan waajibaadka saran, ayna ku dhaqmaan waxyaabihii labaray.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ka fulinayo Muqdisho oo bilaabatay

Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda...

Guddoomiyaha BFS oo dhambaal hambalyo ah ka helay Guddoomiyaha Golaha Shuurada ee Boqortooyada Baxrayn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay xuska 15 guurada dib u curashada xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...