Mas’uuliyiinta Dowladda Hoose ee Gaalkacyo oo soo bandhigay shaqaale iyo gaari kuwa gurmadka deg dega ah

Date:

Mas’uuliyiinta Dowladda Hoose ee magaalada Gaalkacyo ayaa dadaallo xooggan ku bixiyay sidii Gaalkacyo ay u heli lahayd Gaadiidka dab damiska oo ay baahi weyn u qabeen dadka magaaladaasi.

Maanta ayay soo bandhigeen Gaari Dab damis ah iyo shaqaale loo carbiyay Gurmadka Deg Dega ah, kuwaas oo maamulku uu diyaariyay.

Marar badan magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug waxaa ka kacay dab khasaare hantiyadeed gaarsiiyay Muwaadiniinta Soomaaliyed ee ganacsiga ku leh magaalada.

    

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...