Duqa Muqdisho oo magacaabay Agaasimaha Waaxda Waxbarashada ee dowladda hoose.

Date:

Guddooomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta soo saaray wareegto uu ku magacaabayo Agaasimaha waaxda Waxbarashada dowlada hoose ee Xamar.

Wareegtadaasi kasoo baxday Xafiiska Duqa Muqdisho ayaa waxaa xilkaas loogu magacaabay Cabdiraxmaan Cumar Sheikh Nuur, iyada oo uu xilka kala wareegi doono Agaasimihii hore ee waaxdaasi Cabdinaasir Rooble Abuukar.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir ku-xigeenka Ganacsiga oo ka qeybgalay Madasha Kobaca Caalamiga ah (Global Growth Forum)

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo aqoon kororsi u furay Xildhibaannada Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Diinsoor ee gobolka Baay

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Kulan looga hadlay xoojinta amniga ayaa lagu qabtay magaalada Baydhabo

Hoggaamiyaha Kumeel-gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane...