Qaar Kamid ah Nabad diidka Argagaxisada Al-shabaab Oo Lagu Dilay Kismaayo

Date:

Howlgal qorsheeysan oo ay qaadeen  ciidanka daraawiishta jubbaland  ayaa lagu dilay maleehsiyaad ka tirsan kooxda Alshabaab oo si dhuumaaleysi ah ku jooga halkaasi.

Howlgalku waxa ay ciidanka ka sameeyeen deegaanka Yaaq Bishaaro oo dhaca duleedka galbeed ee magaalada Kismaayo

Afhayeenka Hey’adaha Amniga Jubbaland  Cabdinuur Mooge ayaa Warbaahinta Qaranka un xaqiijiayya in howlgalkaan afar ka mid ah maleeshiyada Al-shabaab sidoo kale waxaa gacanta lagusoo dhigay afar qori oo ay wateen.

Howlgalkaan ayaa ujeedkiisu ahaa la dagaalanka Maleeshiyaadka kooxda Alshabaab iyo hortaga dhagarta ay bulshada u maleegayaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay xuska 15 guurada dib u curashada xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Muqdisho Kulan kula Qaatay Duqa Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Beijing Kaga Hadlay Horumarinta iyo Casriyeynta Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...