Ciidanka Xoogga dalka oo kordhiyey Howlgalada ka dhan ah Argagaxisada

Date:

Ciidanka Xoogga dalka ayaa sanadkii aan soo dhaafnay ee 2019 kordhiyey howgalada lagu beegsanayo Maleeshiyaadka Al Shabaab ee goobaha ay kaga sugan yihiin gobolada dalka.

Howgalo isbajoog ah ayaa todobaadkan gudahiisa ka dhacay qeybo kamid ah gobolada Jubooyinka, Shabeellaha Hoose iyo Shabeelaha Dhexe.

Tiro badan Argagaxisada ah ayaa ladilay sidoo kale waxaa laburburiyey xarumo ay ku gaban jireen.

Guulaha  ciidanka xoogga ay ka gareen ayaa ah si daynta dad maxabiis ah oo gacanta ugu jiray  Al-shabaab,  intii ay ku guda jireen howlgalka ka dhanka argagaxisada.

Al-shabaab ayaa wax ay wajahayaan weerarro kaga imaanaya ciidanka xoogga dalka iyo kuwa tageerada caalamka ee  Africom.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo ka daahfuray Shirka Madasha Arrimaha Bini’aadannimada

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Taliyaha Qeybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo la kulmay saraakiisha Guutada 17-aad ee XDS

Taliyaha Qeybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor, Gaashaanle Sare Saahid...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo Xoojinaya Iskaashiga Ganacsiga iyo Maalgashiga

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Burkina Faso, Danjire...

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda WHO oo Xoojinaya Iskaashiga Horumarinta Caafimaadka

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...