Muuqaal:- Waa Sidee Nolosha Qoysaskii Ay Ka Baxeen Dadkii Lagu Dilay Qaraxii Ex-Koontarool

Date:

Waxaan idiin soo gudbinaynaa Nolosha Qaar kamid ah muwaadiniintii Soomaaliyeed oo lagu dilay weerarkii 28-kii Bishan December 2019-kii kuwaasoo Kooxda Nabad diidka Argagaxisada Al-Shabaab ay ku dileen Qaraxii Ex-Koontrol Afgooye ee Dulleedka Magaalada Muqdisho.

Cabdiraxiim Axmed Yalaxoow Waxa uu kunoolaa degmada Yaaqshiid ee Gobalka Banaadir, AUN Marxuumku waxa uu Kamid ahaa Arday Soomaaliyeed oo ay Noloshiisa Iftiimaysay, Marxuumka waxaa uu ahaa qof howlkar ah isagoo gelinka hore wax ka baranayay dugsiga dhexe ee Haaruun Al-Rashiid ee magaalada Muqdisho, halka uu gelinka dambe ku shaqeyn jiray Gaari BL- ah si uu u maareeyo nolosha qoyskiisa

Hoos ugu dhufo Link-gan:-  https://www.youtube.com/watch?v=OWJhC44ZcJg

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Muqdisho, Khamiis, 05 Maarso 2026 – Golaha Wasiirrada ee...

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa si diirran...

Wasaaradda Hawlaha Guud ee XFS oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka JFS

MUQDISHO | 05 Maarso 2026 – Wasaaradda Hawlaha Guud,...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Soo Dhaweysay Ansixinta Dhameystirka Dastuurka Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa soo...