Wasiirka Maaliyadda iyo James Swan oo ka hadlay habeynta iyo hormarka Maaliyadda Dalka

Date:

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Soomaaliya Mudane ; Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan laqaatay Wakiilka Qamada Midoobe ee Soomaaliya Ambassador James Swan.

Wasiir Beyle iyo Ambassador James Swan, ayaa kawada hadlay dib u habeynta iyo hormurka maaliyadda Dalka, iyadoo la adeegsanayo hanaanka SMP4.

“Kulan muhiim ah ayaan Maanta xarunta Wasaaradda Maaliyadda kula yeeshay wakiilka gaar ka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Amb. James Christopher Swan oo aan ka wada hadalnay dib-u-habeynta iyo horumarka maaliyadda Dalka iyadoo la adeegsanayo hanaanka SMP4 .”

Wasiirka maaliyadda ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay wada shaqaynta iyo taageerada joogtada ah ee ay hay’adaha Qaramada midoobay la garab taagan yihiin Shacabka Soomaaliyeed.

   

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

NISA oo Muqdisho keentay eedeysanayaal laga soo qabtay deegaannada Kaxandhaale iyo Balihowd ee gobolka Galgaduud

Iyadoo la fulinayo amarka Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad...

Wasiirka Waxbarashada oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Iskaashiga Caalamiga ah (TICA)

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda...

Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ee Goboleedka Koonfur Galbeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha oo gaaray magaalada Baydhaba

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...