Shirka Wakaaladaha Wararka dalalka Islaamka oo ka furmay Jiddah.

Date:

Shir aan caadi ahayn ayaa magaaladda Jidda ee Dalka Sucuudiga uga socda Midowga Wakaaladaha Dalalka Islaamka oo dalal  badan ay ka qayb galayaan .

Soomaaliya waxaa uga qeybgalay shirka Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Cabdiraxmaan Al Cadaala oo uu wehliyo Agaasimaha Wakaaladda wararka Qaranka (SONNA) Cali Meykal waxaa looga hadlayaa shirkaan Horumarinta midowga Dhinacyada Maamulka,maaliyadda,dib u habaynta hoggaanka iyo qodobo kale oo muhiim ah,

Shirka ayaa inta uu socdo waxaa diiradda lagu saari doonaa dardar galinta howlaha muhiimka ah ee horyaala waxaana masuuliyiinta ka socda Wasaaradda warfaafinta Qaranku ay halkaa ku soo bandhigayaan dadaalka iyo dib u kabashada warbaahinta dalku ay ku socoto.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Caafimaadka oo ka qeybgalay shirweynaha wax ka qabashada cudurada aan faafin

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Warfaafinta oo Wasaaradda ku soo dhaweeyay Ku-simaha Safiirka Dowladda Liibiya u jooga Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda...

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda Aricadeeye

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda...

Soomaaliya oo garab istaag u muujineysa Dowladda Qatar

War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa garab...