Diyaarado Sida Shixnado Gaargaar Oo Ku wajahan Beledweyne, Hirshabeelle State

Date:

Diyaaradahan oo gargaar u sida dadka ay saameeyeen  fatahaada Webiga Shabeelle  ee Magaalada Beledweyne ayaa lagu wadaa in ay ka ambabaxaan Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha ayaa ku howlanaa Muddooyinkan sidii  gaar dhameystiran loo gaarsiin lahaa Shacabka ay saameeyeen Fatahaadaha iyo roobabka.

Shalay ayey ahayd Markii Diyaarado shixnado gargaar oo gurmad isugu jiro daawooyin iyo Raashin la gaarsiiyey magaalada Bardaale , sidoo kale magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiraan ayaa horay loo gaarsiiyay Gargaar.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Qoysas danyar ah oo ku Nool degmada Dayniile oo la gaarsiiyay deeq gargaar ah

Xarunta Gargaarka iyo Howlaha Bani’aadantinimada ee Boqor Salmaan ayaa...

Wasiirka Tamarta iyo khayraadka Biyaha XFS oo Xafiiskiisa ku qaabiley Masuuliyiin ka socdey Maamulka SSC-Khaatumo

Wasiirka Tamarta iyo khayraadka Biyaha XFS, Xildhibaan Cabdullaahi Bidhan...

Madaxweynaha Mareykanka oo gaaray dalka Sacuudiga

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saaka ka dagay caasimadda...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo tacsi ugu tagey qoyska uu ka geeriyooday AUN Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faarax.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...