Halkan Ka Akhriso Xaaladda Guud Ee Fatahaadaha & Gurmadka

Date:

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xoojinaysa dadaalka ay ugu jirto sidii loogu gurman lahaa dadka Soomaaliyeed oo ay waxyeeladu ka soo gaartay fatahaadaha iyo roobabka, iyadoo lagu guuleystay in si dhaqsi leh dadkaasi daryeel loogu fidiyo.

Hoos ka akhriso howlaha gurdmadka oo ay hormuudka ka tahay DFS.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...