Shirka Madasha Arimaha Bini’aadanimo Oo Ka Furmay Muqdisho.

Date:

Shir ku saabsan madasha Arimaha bini’aadanimo ee dalka,isla markaana  ay soo qaban qaabisay wasaaradda gargaarka iyo maareeynta masiibooyinka, ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.

Shirkaan oo ay ka qeybgaleen guddiga gurmadka qaranka, deeq bixiyaasha, ururada caalamiga ah ee ka shaqeeya arimaha gargaarka, ururada bulshada, waxaana looga hadlayaa sidii looga jawabi lahaa fatahaada wabiyadda shabeelle iyo jubba iyo sidii gargaar loo gaarsiin lahaa dadka ku barakacay deegaanadaasi.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo qabatay kulanka kooxda farsamada ee xargaha Badda hoosteeda mara

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray bandhigyada ay Hobollada Waabari u diyaarinayaan maalmaha Xorriyadda

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax...

Guddoonka Labada Aqal ee BFS oo kulan gaar ah ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta...

Ciidanka Booliiska oo wada Hawlgallo Lagu Ciribtirayo Anshax-xumada iyo Falalka Lidka ku ah Dhaqanka

Ciidanka Booliiska Caasimadda, gaar ahaan Saldhigga Degmada Garasbaaley, ayaa...