Shirka Guddiga Fullinta Hayโ€™adda Qaxootiga Adduunka Ee QM Oo Maanta Ka Furmaya Dalka Switzerland

Date:

Shirka 70-aad ee hayโ€™adda qaxootiga adduunka ayaa maanta ka furmaya magaalada Geneva ee dalka Switzerland waxaana ka qeybgalaya wafuud heer caalami ah.

Shirka ayaa sanadkaan waxaa diirada lagu saaraya arrimaha qaxootiga iyo dhibaatooyinka heysta dadka soo barakacay sidii xal loogu heli lahaa iyo sidoo kale loo abuuro nolol cusub oo badasha mida ay hatan ku sugan yihin.

Soomaaliya ayaa waxaa shirka ku matalaya wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka arrimaha gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Maxamed Sabriye waxaana la filayaa in madashaasi ay qudbad ka jeediyaan wafdiga ka socda Soomaaliya taaso ay kaga war bixiinayaan xal ka gaarida xaalada barakacyaasha.

Hayโ€™adda qaxootiga adduunka ayaa sheegtay in dhibaatooyin xoog leh ay sooย  wajahayaan dadka qaxootiga ah ayna u sii dheertahay mustaqbal laโ€™aan heysata jiilalka kuย  dhex barbaarayย  qaxootiga iyo sidoo kale Cafimaad daro.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...

Guddiga Maaliyadda ee BFS oo kulan ku yeeshay xarunta guddoonka ee Villa Hargeysa

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka...

Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug

Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laashay natiijadii...