Ra’iisul wasaaraha dalka oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Marka. Sawirro

Date:

Mudane Xasan Cali Khayre ra’iisul wasaaraha XFS oo ka soo ambabaxay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa gaaray magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabellada hoose halkaas oo boqolaal dadweyne ah ay ku soo dhaweeyeen.

Ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa socdalka uu Marko ku tagay ku wehliyay madaxweynaha dowlad goboleedka Koofur-galbeed Soomaaliya Cabdi casiis Xasan Maxamed {Lafta gareen}iyo xubno kale oo masuuliyiin ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Buulo burde oo ku soo baxday Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Degmada Buulo burde oo ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa...

Wasiirka xanaanada xoolaha oo qaabilay wafdi ka socda Hay’adda WFP

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Mudane Xasan...

Kulan lagu soo dhaweynayo dhammaystirka Dastuurka dalka oo lagu qabtay Muqdisho

Kulan lagu soo dhoweynayay dhammaystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Kismaayo oo u gudubtay wareegga 3-aad ee Tartan cilmiyeedka Ramadaan

Degmada Kismaayo oo ka tirsan Gobolka J/Hoose ayaa u...