Raโ€™iisul wasaare Khayrre oo gaaray Baydhabo

Date:

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimadda Kumeel gaarka ah ee Koonfur-Galbeed.

Ammaanka Baydhabo ayaa si aad ah loo adkeeya, iyadoo soo dhaweynta ay qeyb weyn ka yihiin ururrada Bulshada magaalada Baydhabo, Raโ€™iisul wasaare Kheyre ayaa socdaalkiisa Baydhabo lagu sheegay in uu qeyb yahay amniga iyo dib u habeybta Ciidamada kala duwan Koofur Galbeed ee heer Federaal iyo heer dowlad gobolleed.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa booqan doono deegaanno ka mid ah Maamulka Koonfur-Galbeed si uu ugu kuurgalo xaaladaha deegaannadaasi oo ay ugu muhiimsan tahay Amniga iyo la dagaallanka aragagaxisada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 2-aad Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo war kasoo saartay colaada Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS)...

Hoggaamiyaha DG Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hayโ€™adda SODMA

Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...