Madaxweynaha Algeria oo ku dhawaqay in uu iscasilayo ka hore 28 Bisha April

Date:

Madaxweyne Algeria ooย  isniintiย  ballan qaaday inuu xilka iska casilayo ka hor inta uusan dhammaan muddo xileedkiisa ku eg 28 bishan April 2019.

Sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay xafiiskaย  Madaxweynaha CabdulCasiis Butafliiqa,ayna baahisay warbaahinta dowladda Algeria.

Bayaanka ayaa sidoo kale waxa lagu ballan qaaday in hey’addaha dowladda ay shaqadooda sii wadan doonaan inta lagu guda jiro wakhtiga kala guurka oo dalka Algeria u gudbayo doorsho.

Bishi Feberuary ayay ahayd markii xisbiga talada haya ee dalka u sharraxeen CabdulCasiis Butafliiqa oo 82 jir ah in uu u tartamo xilka madaxtinnimada Algeria, balse bishi Maarso 11keedi ayaa madaxweyne Butafliiqa ku dhawaaqay in doorashadi dib loo dhigay,CabdulCasiis Butafliiqa ayaa soo xukumayay dalka Algeria tan iyo sanadkii 1999

.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...