Kooxda kubadda cagta Horseed oo abaal marin loo ballan qaaday

Date:

Muqdisho (SNTV)- Kooxda kubadda cagta  Horseed ee Ciidamada Xoogga  dalka Soomaaliyaad ayaa maanta ay si wada jir ah ugu sameeyeen Taliska Ciidanka iyo Wasaaradda gaashaandhigga kulan dhiiri gelin ah, waxaa ka qeyb galay Wasiirka Gaashaandhige iyo Ku xigeenkiisa Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka iyo Saraakiil kale oo ka tirsan Xoogga dalka Soomaaliyeed.

Masuuliyiinta goobta ka hadalay oo ay kamid ahaayeen wasiirka gaashaandhiga iyo taliyaha Ciidamada xoogga dalka ayaa si wada jir ah  ugu ballan qaaday kooxda in ay abaal marin heli doonaan hadii ay ka guuleysteen kooxda ay finalka la ciyaarayaan.

Horseed ayaa finalka la ciyaari doonto kooxda Benaadir koobka Jenaraal Daa’uud  maalinta birrita ah.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta oo Wasaaradda ku soo dhoweeyey Danjiraha Talyaaniga

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Madaxweynaha oo ka qaybgalay Salaadda Janaasadda AUN Marxuun Iimaan Maxamed Yuusuf

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qaybgalay aqoon-is-weydaarsi Amniga, Xasilinta iyo Xalalka Waara

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta...

Meydka Marxuum Imaam Maxamed Yuusuf oo lagu aasayo Ceel- Cirfiid

Maanta ayaa lagu wadaa in lagu aaso Meydka Marxuum...