Deeq loo qeybiyay dadka qaba baahiyaha gaarka ah ee ku nool Muqdisho.

Date:

in kabadan 130 ruux oo ka mid ah dadka qaba baahiyaha gaarka ah ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa ka faa,iideystay deeq isugu jirta ulaha ay adeegsadaan dadka aan indhaha wax ka arag,biraha ay ku socdaan dadka naafada ah iyo kuraas,kuwaas oo ay soo dhiibeen muwaadiniin u dhashay dalka Turkiga oo ku midoobey hay,ad lagu magacaabo Igel oo ka dhisan dalkaย Switzerland.

deeqdan ayaa waxaa dadka u qeybiyay safiirka dowladda Turkiga u jooga Soomaaliya Olgan Bekar oo wakiil ka ahaa hay,adda deeqdan bixisay waxaana googjoog ka ahaa halka lagu qeybiyay guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisoow.

Duqa Muqdisho ayaa uga mahad celiyay dadkii soo dhiibay iyo walaalaha Turkigaย  oo mar weliba garab taagan dadka Soomaaliyeed gaar ahaan dhanka gargaarka iyo horumarintaba.

Qore.Bashiir Gaani

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

/W Xamse “Tallaabo ayaa laga qaadi doonaa cid kasta oo dhib u gaysata haweenka Soomaaliyeed”

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka cadaaladda XFS oo qaabbilay ๐’๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐ฐ๐ž๐๐ž๐ง ๐ฎ ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ฒ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š XFS ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐—๐š๐ฌ๐š๐ง...

Wasiirka Arrimaha Dibedda XFS oo kulan la yeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Masar

Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Amb. Axmed...

Wasiirka Amniga XFS oo booqday xarunta taliska ciidanka xudduudaha ee dowladda Ciraaq

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag)...