Sama wade

Date:

Muqdisho (SNTV)- Waa  mid kami dah barnaamijyada ka  baxa telefeshinka Qaranka Soomaaliyeed, waxaa si gaar ah diiradda loogu saaraa dhibaatooyinka argagixisada ku hayaa shacabka Soomaaliyeed.

Waxaa si  gaar ah barnaamijkan diiradda loogu saaray isxilqaanka shacabka ku dhaqan qeyba kamid ah gobalka Shabeelaha Dhexe ay sameeyeen kaasi oo ujeedkiisu yahay sidii ay isaga difaaci lahaayeen Maleeshiyada Alshabaab.

Haddaba halkan  hoose ayaad ka daawan kartaa xog intaas ka badan

Previous article
Next article

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka Qayb galay Furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika ee magaaladda Seoul

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee...

Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo kormeeray ciidanka XD ee ku sugan duleedka Baydhabo

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen...

WARGELIN: DIIWAAN-GELINTA XOG-DHOWRAYAASHA IYO XOG-ADEEGSADAYAASHA

WARGELIN: DIIWAAN-GELINTA XOG-DHOWRAYAASHA IYO XOG-ADEEGSADAYAASHA Iyadoo la tixraacayo Qodobka 32-aad...