Taakuleynta Ciidamada

Date:

Muqdisho (SNTV)- Ciidamada Boliiska oo  dib u dayactir ku sameeyay xaruma lagu xanaaneeyo caruurta agoonta Boliiska.

Arrintaas ayaad timid kadib markii ay isxilqaameen ciidamada oo mushaaraadkooda ay ku tabaruceen sidii ay u heli lahaayeen  caruurta walaalahood ay ka geeriyoodeen daryeel.

Arrima kale oo dheeraad ah ayaad Muuqaalkan hoose ka ogaan kartaa.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Taliyaha Xoogga Dalka oo la kulmay saraakiil ka socday Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka...

Yaaqshiid oo u gudubtay wareega labaad ee Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan.

Degmada Yaaqshiid oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururada Siyaasadda Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...