Wasiir ku xigeenka wasaaradda Shaqada XFS ee dhawaan la magacaabay oo maanta xafiiskiisa la wareegay.

Date:

Muqdisho (SNTV) Tani waxay qeyb ka tahay dardar-gelinta howlaha shaqo ee horyaala wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada loogana fadhiyo fulinta waajibaadka loo igmaday.

Wasiir ku xigeenka cusub ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xildhibaan Saqar Ibraahim Cabdalla ayaa shegaay in loo bahan yahay in si mideysan looga wadda shaqeeyo ka mira dhalinta howlaha loo hayo Qaranka.

“Waa inaan masuuliyad gaar ah iska saarnaa sidii aan uga mira dhalin laheyn howlaha Qaranka ee naloo wakiishay”ayuu yiri Mudane Saqar Ibraahim.

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukumadda Soomaaliya xildhibaan Salax Axmed Jaamac  ayaa alle ugu baryay wasiirka inuu u fududeeyo  waajibaadka loo igmaday.

Wasiir ku xigeenka ayaa kormeeray qeybaha ay ka kooban tahay wasaaradda isagoo kulan la qaatay howlwadeenada wasaaradda, islamarkaana kula dardaarmay in la hormariyo shaqada loo hayo Bulshada Soomaaliyeed.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo wadahadal la yeeshay Safiirka Turkiye ee Soomaaliya

Guddoomiye Dr. Muungaab ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka...

Wafdi Gaanacsato Shiine ah oo soo gaaray Muqdisho(SAWIRO)

Wafdi ganacsi oo Shiinaha ka socda ayaa maanta soo...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo soo dhaweysay Ku-xigeenka Danjiraha Safaaradda Mareykanka ee dalka Soomaaliya

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil...

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...