DEG DEG: Wasiirka Arrimaha Dibedda Eritrea oo Muqdisho soo gaaray

Date:

Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo wasiirka Arrimaha Dibedda Eritrea Osman Salah iyo La taliyaha madaxweynaha dalkaas Mr. Gebreabย  ayaa goor dhow Muqdisho ka soo dagay.

Wafdiga waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay Ra’iisul wasaaraha dalka mudane Xasan Caliย  Khayre oo uu wehliyoย  wasiirka Arrimaha Dibeddaย  Axmed Ciise Cawad.

Wafdiganย  ka socda Dalka Eritrea ayaa la kulmi doonna madaxda dalka.

Dhowaan madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqasho rasmi ah ku tagay dalka Eritrea, taas oo ahayd booqashadii ugu horreysay oo madaxweyne Soomaaliyeed ku tago dalkaas tan iyo intii uu xor noqday.

Madaxweyne Farmaajo iyo dhiggiisa Eritrea Essias Efwarki, ayaa ku heshiiyay arrimo ay ka mid ahaayeen in labada dal yeeshaan xiriir diblomaasiyaadeed iyo in la iska kaashado xasilloonida gobolka

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 2-aad Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo war kasoo saartay colaada Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS)...

Hoggaamiyaha DG Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hayโ€™adda SODMA

Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...