Canab Axmed Ciise oo ka hadashay qoondada Haweenka Hirshabeelle

Date:

Gudoomiye ku xigeenka Baarlamanka Maamulka  Hirshabeelle Canab Axmed Ciise  ayaa ka warbixisay shaqada baarlamanka Hirshabeelle iyo sida ay u socodan hawllaha Baarlamaanka Hirshabeelle.

waxay sheegtay in ayaa dhameystirayan qoondada Haweenka ay ku leyhiin  Baarlamanka maamullka Hirshabeelle oo ay ku hawalan yihiin sidi lo dardar galin laha helitanka xuquuqdada ay ku leyihiin Haweenka Hirshabeelle.

“Canab Axmed Ciise ayaa sheegtay inay kuleyhiin haweenku qoondo Hirshabeelle    qoondadasina ay ka maqantahay haweenka kudhawada sideed iyo toobaan xilibaan oo haween ahaa”.

dhanka kalan waxay tilmaantay in madaxwaynaha Hirshabeelle in uu  ka ballan qaday soo dhamestirka doono qoondada ka dhimaan haweenka ee kamid ahan shaha Maamulka Hirshabeelle.

“waxan rajo ka qaba  intaa yare wakhtiga ka hartay in aan garsiin doono meel wangsan maamulka Hirshabeelle”.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qeybgalay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed

Addis AbabA- Intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha...

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Cambaareyneysaa Weerarradii lala Beegsaday Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

War-saxaafadeed.Muqdisho, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa...

Ciidanka Xoogga Dalka goor oo dib ula wareegay deegaanka Sumadaale

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa goordhow howlgal qorsheysan dib...