Madaxweynaha Dalka oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Yoonis Cali Nuur.

Date:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka ah ee Soomaaliya Maxammed Cabdullaahi Maxammed  Farmaajo ayaa ka tacsiyeey geerida ku timid Allha Unaxariiste  Marxuum Yoonis Cali Nuur oo horay uga soo shaqeeyay Radio Muqdisho iyo Warbaahinta BBC qeybteeda Soomaaliga.

“Waxaan tacsi u direynaa qoyska iyo qaraabada Marxuum Yoonis Cali Nuur. Yoonis wuxuu muddo dheer kasoo shaqeeyay iyo , wuxuuna ahaa khabiir dhanka saxaafadda ah oo tababaray wariyeyaal badan oo Soomaaliyeed. Eebe jannadii Firdawso haka waraabiyo”. ayuu ku yiri qoraal uu soo dhigay bartay bulshada ee Twitter Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxammed Cabdulaahi Maxammed Farmaajo.

Marxuumka ayaa ku geeriyooday magaalada London ee dalka Englad.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada ku qaabilay...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud received at the Presidential...

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo

Baydhabo, Abriil, 03, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo ka qayb galay kulan Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka...