Weerar lagu dilay dad rayid ah oo ka dhacay Waqooyiga dalka Mali

Date:

Ugu yaraan 12 qof oo rayid ah ayaa ku geeriyootay weerar ay qaaadeen kooxo hubeysan, kaasoo ka dhacay ย waqooyi bari dalka Mali oo dhaca xadka dalka Nijer.

Warku wuxuu intaa ku darayaaย  in bilooyin ka hor isla degaankaasi ย lagu dilayย  in ka badan 100 qof oo rayid u badnaa, waxaa kujiray dadkaasย  qaar ka soo jeeday qabiilada Al-folani iyo Al-dhaawaariq,iyadooย  la sheegay in mandiqadan ay Saldhigyo ku leeyihiin kooxda Daacish iyo kooxda kale ee Al-dhawaari ooย  taageerta Ciidanka Mali iyo xoogagga Faransiiska ee halkaaย  jooga.

Sida laga warqabo dalka Faransiiska waxa uu faragelin ku sameeyay dalka Mali sanadkii 2013 kii, isagoo ka saaciday Ciidamada Dowlada sidii waqooyi dalkaasi looga saari lahaa dagaalyahannadaย  xiriirka la leh kooxda xaqjirka ah ee Daacish.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 2-aad Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo war kasoo saartay colaada Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS)...

Hoggaamiyaha DG Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hayโ€™adda SODMA

Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...