Alshabaab oo Sheikh caan ah ku dilay Ceelasha biyaha

Date:

Maleeshiyada argagisada ah ee Alshabaab ayaa deegaanka Ceelasha ku dilay Sheikh caan ah oo lagu magacaabo Sheikh Cabdullaahi Sheikh Maxamed Rooble.

Maleeshiyada ayaa toogtay Sheikha oo hayay dugsi uu dadka ku bari jiray Qurโ€™aanka Kariimka ah.

Sheikha ayaa Qurโ€™aanka kariimka ah baray dad u fara badan, isagoo muddo dheer hayay dugsiga Qurโ€™aanka oo uu aas aasay aabihii.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Aadan Isaaq ayaa cambaareeyay dilka Sheikha, ย waa uuna tacsi u diray eheladiisii. Wasiir Isaaq ayaa sheegay in dilka Sheikha uu qeyb ka hayay isku dayga ay Alshabaab ku dooneyso dabar goynta culimada iyo dadka indhaha u ah bulshada

Inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun,Waxaa maanta gacan ka xaq daran ay ku dishay deegaanka ceelasha Biyaha Alle ha…

ฮ”ฮทฮผฮฟฯƒฮนฮตฯฯ„ฮทฮบฮต ฮฑฯ€ฯŒ Adam Isak ฯƒฯ„ฮนฯ‚ ฮ ฮฑฯฮฑฯƒฮบฮตฯ…ฮฎ, 13 ฮ™ฮฟฯ…ฮปฮฏฮฟฯ… 2018

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...

Guddiga Maaliyadda ee BFS oo kulan ku yeeshay xarunta guddoonka ee Villa Hargeysa

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka...

Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug

Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laashay natiijadii...