Taliyaha Ciidanka Asluubta oo booqdey xabsi si caalami loo dhisey

Date:

Taliyaha cusub ee Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa maanta booqday Xabsi cusub oo si caalami ah u dhisan, kaasi oo dhismahiisa uu marayo heer gabogabo ah lana qorsheynayo in dhowaan uu shaqo bilaabo.

Taliyaha ayaa soo indha indheeyey halka uu marayo mashuuraca dhismaha Xabsigaan waxaana uu xog wareystay injineerada gacanta ku heyso dhismaha.

Xabsigaan, ayaa ku yaalla KM7 ee dulleedka Magaaladda Muqdisho waxaana uu dhismihiisa bilowday Sanadkii 2015, xilligaasi oo taliye Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed uu ka ahaa S/guud Bashiir Maxamed Jaamac oo hadda mar kale Xilkaasi loo magacaabay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Kulan looga hadlayay xoojinta wacyigelinta adeegyada Aqoonsiga Qaranka oo lagu qabtay Muqdisho

Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweynihii hore Cabdullaahi Yuusuf

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhinta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮6

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane...