Muwadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhibanaa Dalka Liibiya oo Maanta lagu wado in dib logu soo celiyo Magaalada Muqdisho

Date:

Qaar kamid ah Tahriibayaashii Soomaaliyeed ee ku dhibanaa gudaha Wadanka Liibiya ayaa la filayaa in Maanta laga soo dajiyo Garoonka diyaaradaha ee Aadan Abdulle.

Muwadiniintan la filayo in ay maanta Soo gaaraan Magaalada Muqdisho ayaa tiro ahaan lagu sheegay inkabadan 10-qof ayaa iskood u doortay in ay dalkood dib ugu soo noqdaan.

Maryan Yasiin  oo ah ergayga gaarka ah ee Xukuumadda Soomaaliya u qaabbilsan xuquuqda tahriibayaasha ayaa sheegtay in muwadiniinta maanta lagu soo celinaayo dalka ay qabaan dhib badan iyo dhawacyo ay u geesteen kooxaha arxanka daran ee Magafayaasha loo yaqaan ayna u baahan yihiin in cafimaadkooda lala Tacaalo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...