Wariyeyaal ka socda Warbaahinta Dawlada oo tababar uga qayb-galaya Turkiga

Date:

Antalya (SONNA)ย Waxaa shalay Magaalada Antalya ee Dalka Turkiga ka furmayย tababar heer caalami ah oo la xiriira warbaahinta ย kaasoo ay ka qeyb galayaan wariyeyaal ka socda Waraabinta Qaranka Soomaaliya.

Ilknur oo ah isku duwaha Barnaamijka Tababarka ayaa Wakaalada SONNA u sheegtay in 158 ruux oo ka kala socda 70 dal ay ka qayb galayaan tababarka, laguna baranayo mawduuca ah in Wax tayo leh la soo saaro ( Effective Content Production).

โ€œWaxaan ku martiqaadnay 162 ka qayb-gele oo ka kala socda 70 dal, balse waxaa hadda yimid oo jooga 158, waxaa maqan ku dhawaad 5 ruux oo sababo farsamo dhanka duulimaadka ah inooga maqan, waxaana TRT ay la wadaagaysa waayo aragnimadooda ku aadan barnaamijkanโ€, Ilknur ayaa sidaa tiri.

Maxamed Cisman Cabdi โ€˜Black Cobraโ€™, Axmed Cali Kaahiye, Maxamed Abukar Maโ€™da iyo Maxamed Sheekh Abuukar ayaa ย ku matalaya Soomaaliya waxaana ay ka wada socdaan Warbaahinta Qaranka qeybaheeda kala duwan.

Maxamed Cismaan “Black Cobra”

bty
bty
bty
bty
bty
bty
bty
bty

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

GUDDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO LA KULMAY GUDDOOMIYAHA GOLAHA AQALKA SARE

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo daahfuraya Hirgalinta Siyaasadda Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda

Raโ€™iisul Wasaaraaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

War-saxaafadeed Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS:Aqoonsiga Qaranku waa Xaqa Muwaadinka, lama Siyaasadeyn karo

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyadoo tixraaceysa himilooyinka dastuuriga ah iyo...