Guddoomiyaha Aqalka Sare oo lagu soo dhaweeyay garoonka Muqdisho(SAWIRRO)

Date:

Muqdisho(SONNA) Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Waxaa Garoonka Aaden cade ee magaalada muqdisho ku soo dhaweeyay xildhibaanda Labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya,Guddoomiye ku xigeenka koowad ee Aqalka sare Abshir Bukhaari, guddoomiya ku xigeenka labaad ee Aqalka sare Mowliid Xuseen Guhaad iyado guddoomiyaha Aqalka sare uu safar caafimad uguย  maqnaa dalka turkiga,

Cabdi Xaashi Cabdullahi Guddoomiyaha Aqalka sare ย ayaa sheegay in xaaladisa caafimad ay wanaagsantahy ย isbitaalada dalka Turkigana uu ku booqday qaar ka mid ah dadkii ay dhaawacyada ka soo gaaren xasuuqii isgoyska Soobe ka dhacay 14kii October,isagoo xusay in xaaladooda caafimaad ay wanaagsantahay.

โ€œWaxaanย  u mahadcelinaya safaaraddaย  dowladda an walalaha nahay ee Turkiga oo gacan ka geysatayย  xaaladeyda caafimaad iyo xildhibaanda labada Aqal ee igu soo dhaweeyay magaalada muqdisho โ€œayuu yiri ย Cabdi Xaashi Cabdullahi guddoomiyaha Aqalka Sare ee soomaaliya.

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale