Magaalada Baydhabo oo ka socota qaban qaababo lagu soo dhaweynaya R’iisul Wasaare Khayre

Date:

Wafdig uu hoggaaminayo Raiisul Wasaarah Soomaaliya ayaa lagu wdaa in uu maanta gaaro magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay halkaasi oo ay ka socoto qaban qaabo ku aadan soo dhaweynta wafdiga raiisul Wasare Khayre.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa halkaasi kula soo kulmi doono madaxda Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed,waxaa sidoo kale lafilayaa in uu la kulmo saraakiisha iyo ciidanka Xoogga Dalka oo kusugan deegaanadaasi

Waxaa magaalada Baydhabo ka soconaysaa qaban qaabo ku aadan soo dhaweynta wafdiga raiisul Wasaaraha Soomaaliya oo halkaasi uu ku tagayo.

Ammaanka magaalada ayaa siweyn loo adkeyeey waxaana l arkayaa ciidamo aad u farabadan oo howlgalo ka sameynyaa gudaha iyo daafaha magaaladaasi Baydhabo.

Raiisul Wasaaraha ayaa todobaadkii hore waxaa uu tagay degmada Baraawe ee  gobolka SHabeelada Hoose,halkaasi oo uu ka dhagax dhigay dhismaha Garoon diyaaradeed oo halkaasi laga hirgelinayo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Awqaafta oo kormeer ku tegay Hoteeladda Makka ee laga rarayo xujeyda Soomaaliyeed

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha islaamka Xukumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Hoggaanka Sare ee Wasaaradda Amniga Gudaha oo Dib-u-Eegis ku Sameeyay Waxqabadka Wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil...

Horjooge katirsan khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka

Horjooge Cali Maxamed Coloow oo wata qori AK47 ah...