Roob Xooggan oo saacadihii lasoo dhaafay ka da,ay Magaalada Muqdisho

Date:

Roobkaan oo ahaa mid Xooggan ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa uu ka da,ay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka iyo duleedkeedaba.

Roobkaan oo bilowday abaare afartii habiinimo ee xalay si xooggan kaga da,ay Magaalada iyo deegaanada duleedka ka ah Caasimadda Muqdisho sida Gobolada Shabeelooyinka,

Roobka dayrta ayaa ka curtay inta badan Gobolada Dalka sida Gobolka Gedo,Hiiraan,Galguduud,Mudug,Shabeelaha hoose iyo shabeelaha dhexe.

Hasayeeshee Roobkaan xalay ka da,ay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka ayaasaamayn ku yeeshay dadka Barakacayaasha ah ee ku jira Kaamamka ku yaalada Magaalada iyo deegaanada duleedka ka ah.

Dadka ku nool Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho iyo gaadiidka ka dhexe shaqeeya degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa saaka inta badan hakad ku jira Maadaama uu magaalada ka socdo Roob xooggan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ciidanka Booliiska oo wada Hawlgallo Lagu Ciribtirayo Anshax-xumada iyo Falalka Lidka ku ah Dhaqanka

Ciidanka Booliiska Caasimadda, gaar ahaan Saldhigga Degmada Garasbaaley, ayaa...

Kulan looga hadlayay dardargelinta hawlaha qabanqaabada Xuska Maalmaha Xorriyadda ayaa lagu qabtay Muqdisho

Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada, ahna Wasiirka...

Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo baaris ku wada dhallinyaro ku xadgudbay Gabadh Soomaaliyeed

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay uu...

Masuuliyiin katirsan Dowladda oo booqday Xarunta Qaran ee TUBSAN

Agaasimaha Xarunta Qaran ee TUBSAN, Mudane Cali Yaasiin Gurbe,...