Qarax goor dhow ka dhacay Hotelka Naasahablood2

Date:

Qaraxa oo ahaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa la sheegayaa in lala eegtay afafka hore ee Hotel Nasahablood2,iyadoo isla markiina ay bilaabatay rasaas aad u xoogan oo loo maleynaynayo in ilaalada hoteelka iyo kooxdii qaraxa fulisay ay is weedaarsanayaan.

Daqiiqado kadib ayaa waxaa  dhacay  qarax labaad oo la shegayo inuu ka dhacay meel u dhow  Taalada daljirka dahsoon.

waxaa adag in la ogaado halka uu gaarsiisanyahay qasaraaha qaraxa maaadaama ay wadada xirantahay welina la maqlayo dhawaqa rasaasta,waxaana ku sii qul qulaya goobta uu qaraxa ka dhacay Gaadiidka Gurmadka deg dega.

waxii faah faahina kala soco wararkeena danbe in shaa alaah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...