Shir looga hadlayay arrimaha Soomaaliya oo ka furmay Filand +Sawirro

Date:

Muqdisho(SONNA)–Magaalada Helsinki ee Caasimadda Dalka Finland ayaa ka daah-furay Shir heer Qaran ah oo looga hadlayay arrimaha Soomaaliya.

Shirkaasi ayaa waxaa looga hadlayay arrimo ay ka mid ahaayeen:- Dib-u-heshiisiinta, Federaalka, Arrimaha Amniga Gudaha,Tuukulaynta iyo Tayaynta Ciidanka Qalabka Sida, Waxbarashada iyo arrimaha Xuquuqul Insaanka iyo Haweenka.

waxaana Soomaaliya uga qeybgalay Wafdi balaaran, waxaana ka mid ahaa Wasiirada Arriaha Gudaha, Gaashaandhigga, Waxbarashada,Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka, iyo u Qaybsanaha Soomaaliya ee Hay’adda UNWOMEN.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Gaashaandhigga oo war kasoo saartay duqaymo laga fuliyay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa...

Wasiirka Caafimaadka oo ka qeybgalay shirweynaha wax ka qabashada cudurada aan faafin

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Warfaafinta oo Wasaaradda ku soo dhaweeyay Ku-simaha Safiirka Dowladda Liibiya u jooga Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda...