Kulan dhalinyaradda looga wacyi galinayo Tahriibka oo Garoowe lagu qabtay “Sawirro”

Date:

Muqdisho (SONNA)  Wasaaradda waxbarashada iyo taclinta Dowlad goboleedka Puntland, ayaa Magaaladda Garoowe ku  qabatay barnaamij dhalinyarada looga wacyi galinayo halista tahriibka, waxaana barnaamijkan lagu soo bandhigay Riwaayad iyo maansooyin ka turjumayay dhibaaatada Tahriibka laga dhaxlo iyo sida uu weli saameyn xoogan ugu leeyahay dhalinyarada.

Wasiir ku xiggeenka Wasaaradda waxbarashada Puntland, Maxamed Cali Faarax, ayaa ka hadlay ujjeedooyinka loosoo abaabulay barnaamijkaan inay ugu muhiimsan tahay In la fahmo dayacnaanta ku xeeran dhalinyarada waxbaranaysa oo ah kuwo ugu unugul inay tahriibaan.

Wasiirka waxbarashada Puntland  Abshir Yuusuf Ciise, ayaa sheegay mustaqalka dhow Soomaaliya inay ahaandoonto Wadan nolol loosoo raadsado, wuxuuna dhalinyarada ku booriyay inay dalkooda iimaansadaan.

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Muqdisho Kulan kula Qaatay Duqa Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Beijing Kaga Hadlay Horumarinta iyo Casriyeynta Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Soomaaliya oo ka tacsiyeysay dhul gariir ka dhcay dalka Indonesia

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi murugo leh u dirtay...