Khasaaraha dhulgariir ย ku dhuftay ย Mexico oo sii kordhaya

Date:

Muqdisho(SONNA)ย Dhulgariir xooggan ayaa ku dhuftay bartamaha dalka Mexico ,kaasi oo ugu yaraan ay ku dhinteen 336-qof ,isla markaana burburiyay xirmooyin dhismo ah oo ku yaallay caasimadda daslkaasi ee Mexico City.

Madaxweynaha dalka Mexico ย Enrique Peรฑa Nieto ,ayaa sheegay in wax ka badan 20-caruur ah ay ku dhinteen dhulgariirkaasi,30-kalana ย la laโ€™yahay ,kadib markii ay ku soo dumeen dhismaha dugsi ay wax ku bartaan.

Cabirka dhulgariirkaasi oo ahaa 7.1 Magnitude,waxaa kale oo uu sababay waxyeelo soo gaartay gobolada deriska la ah dalkaasi,

Bishan horraanteedii ย koonfurta dalka Mexico waxaaย  ku dhuftay dhulgariir oo xooggiisu ahaa 8.1 oo ugu yaraa dilay 90-qof .

Shaqaalaha gargaarka ayaa wada raadinta dad nool oo la tilmaamay in ay ku hoos jiraan burburka dhismmayaasha.

.

 

 

.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Muqdisho mar dambe ma mudna sumcad dilka dambe (WARBIXIN)

Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo bilaabay Madasha Ganacsiga ee Muqdisho(MAQAAL)

Madashu waxay iskugu keenaysaa mas'uuliyiinta dowladda, maal-gashadayaasha Shiinaha iyo...