Puntland iyo Galmudug oo ka wada hadlaya nabadda Gaalkacyo-Sawirro

Date:

 

Maxamed Xaashi Cabdi madaxweyne ku xigeenka dowlada goboleedka Galmudug oo ay wehliyaan  xobno ka tirsan Labada gole ee maamulka ayaa goor dhow gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Ujeedka socdaal Madaxweyne ku xineekga Galmudug ayaa lagu sheegay dhameystirka wadahadalo horay u socday ee u dhaxeeyay mamaulada Galmuudg iyo Puntland.

Dhigiisa ku xigeenka madaxweynaha maamulka Puntland C/xakiin Camey ayaa isna maanta soo gaaray Gaalkacy waxana ay labada dhican ka wada hadli doonaan arimaha soo afjarida colaadaha ka jira qeybo ka mida gobolka kuwaas oo badankood dhaxmara dadka reer guuraaga ah ee ku wada dhaqan gobolka Mudug.

W/Q: Daahir Faarax

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiye Dr. Maryan Qasim oo kulan la yeelatay Safiirka UK ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Dr. Maryan...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray xarunta keydka Daawada

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...

Dowladda Soomaaliya oo ka qeybgashay shirka sare ee Afrika iyo Faransiiska ee ka dhacaya Nairobi

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Baarlamaanka Carabta oo cambareeyay markab shidaal iyo badmaaxiin u dhashay Masar oo la afduubtay

Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta, Maxamed bin Axmed Al Yamaaxi, ayaa...