Roob lagu diirasaday oo ka daโ€™ay Gobolka Mudug

Date:

oob ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ku nool Gobolka mudug ee bartamaha Dalka ayaaย  saacadihii lasoo dhaafay waxaa uu ka daโ€™ay deegaano ka tirsan Gobolkaasi.

Roobkaan oo biyo dhigay waraha ay biyiu galaan ayaa shalay ilaa Xalay galin hore ka daโ€™ay deegaanada Magaalada Gakacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug iyo deegaanada dhaca koonfur bari Gobolka Mudug halkaasoo ay ka jirtay abaar saamayn Xooggan ku yeelatay dadka reer miyiga ama xoola dhaqatada ah.

C/risaaq Maxamed Axmed Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Galkacyo ayaa soo sheegaya in roobkaa uu saacadihii laga soo gudbay ka daโ€™ayย  magaalada iyo deegaanada duleedka ka ah Galkacyo.

Inta badan Gobolada Dalka ayaa waxaa ka jirta abaar xooggan taasoo gabi ahaanba saamaysay qeybaha kala duwan ee bulshada waxaana ugu darnaa deegaanada hoos yimaada Maamulada Galmudug iyo koonfur galbeed Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 2-aad Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo war kasoo saartay colaada Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS)...

Hoggaamiyaha DG Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hayโ€™adda SODMA

Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...