Qarax ka dhacay Muqdisho

Date:

Ku dhowaad 10 qof ayaa ku dhimatay qarax  ka dhacay meel u dhow wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya, waxaana sidoo kale ku dhaawacmay ku dhowaad 20-ruux oo kale.

Qaraxan ayaa la sheegay inuu ahaa mid ismiidamin ah oo loo adeegsaday baabuur laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa, oo cadowgu ay doonayeen inay la beegsadaan Taliyaha Cusub ee ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya.

Qaraxaan ayaa waxaa sheegtay Maleeshiyada Al-Shabaab oo caadeystay inay si macno daro ah ku daadiyaan dhiiga shacabka Soomaaliyeed.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed,...

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo qaabilay Safiirka Boqortooyada Sucuudiga u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Warbixinta Madasha Daneeyayaasha Kalluumeysiga Soomaaliya

Hay’adda Cilmibaarista Badaha Soomaaliyeed (HCBS), oo kaashanaysa Magan Forum,...