Mashruuc Biyo dhaamin ah oo laga daahfuray Baydhabo

Date:

Kulanka Dahfurka Mashruuca Biyo dhaaminta ah  ayaa waxaa ka soo qeyb galey Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka Biyaha Dawladda Soomaaliya Cusmaan libaax Ibraahim Iyo Midka Konnfur galbeed. Gudomiyaha G/baay. Duqa degmada baydhabo, iyo xubno ka socoday hay adauncef.

Mashruuca biyo dhaaminta ah ayaa waxaa iska kaashandoona Wasaaradaha tamarta iyo Kheyraadka biyaha Dawlada Fadaraalka iyo tan koonfur galbeed Soomaaliya waxaana taagyeeridoona Hay da UNICEF.

Gudoomiyaha G/Baay Mudane Cali Wardheere C/raxamaan iyo Duqa degmada baydhabo C/laahi Cali watiin ayaa si wadajir ah u soo dhaweeyey masharuuca biyo dhaaminta ah uu muhiim u yahay bulshada ku nool deegaanada koonfur galbeed Soomaaliya.

UNICEF  ayaa ka mid ah haayadaha inta badan taageera bulshada Soomaaliyeed gaarahaan dhinaca bini aadanimada kuwaa soo wax tar u leh bulshada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiye Ku-xigeenka Aqalka Sare oo guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ee Golaha

Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Aqalka Sare ee BJFS,Mudane Cali Shacbaan...

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka oo guddoomiyay shirka billaha ah ee Agaasimayaasha Waaxyaha

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka...

Wasaaradda Qoyska oo daahfurtay tababar ku saabsan doorka haweenka ee geeddi-socodka nabad-dhiska Soomaaliya

Wasaaradda Qoyska, Horumarinta iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo kaashanaysa...

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska oo shahahaadada Master Degree ka qaatay dalka Ruushka

Afar sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa...